HomeWararMadaxweynayaasha dowlad Goboleedyada” Soomaaliland iyada ayaa weerar ku qaaday Puntland”

Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada” Soomaaliland iyada ayaa weerar ku qaaday Puntland”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kadib dagaal mudo saacado ah qaatay oo dhexmaray Ciidamada Mamulada Puntland iyo Soomaaliland ayaa masuuliyiinta labada maamul waxa ay isku eedeyanayen in midba midka kale uu isaga weerarka soo qaaday. Shirkii Madaxda Dowlad Goboleedayda ee shalay lagu soo gaba gabeeyey Magalada Baydhabo ayaa looga hadlay dagalkaas,waxana madaxda Maamul goboleedayda ay sheegen in Ciidamada Soomaaliland ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib dagaal mudo saacado ah qaatay oo dhexmaray Ciidamada Mamulada Puntland iyo Soomaaliland ayaa masuuliyiinta labada maamul waxa ay isku eedeyanayen in midba midka kale uu isaga weerarka soo qaaday.

Shirkii Madaxda Dowlad Goboleedayda ee shalay lagu soo gaba gabeeyey Magalada Baydhabo ayaa looga hadlay dagalkaas,waxana madaxda Maamul goboleedayda ay sheegen in Ciidamada Soomaaliland ay weerar ku qaadeen fariismihii Ciidamada Puntland.

- Advertisement -

Waxaa kaloo ay sheegeen in ay ka walaacsan yihiin dagaalkaas ka dhacay deegaanka Tukaraq oo ay sheegeen in uu ka mid yahay deegaannada Maamulka puntland.

Qodobada kasoo baxay shirkaas ee looga hadlay ama lagu sheegay in Soomaaliland ay weerartay fariisimaha Ciidamada Puntland ayaa muujineysa in Madaxda Dowlad Goboleedyada ay noqdeen kuwo mowqof mideysan ka qaatay xaalad walba ee soo kororta.

Hoos Ka Akhriso Qodobka ay ku cadeeyeen in ciidamada Soomaaliland ay weerarka soo qaadeen.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts