HomeWararSawirro:-Qaar ka mid ah Madaxda dowlad goboleedyada oo gaaray Baydhabo

Sawirro:-Qaar ka mid ah Madaxda dowlad goboleedyada oo gaaray Baydhabo

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ahna Xarunta Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed waxaa kusii qul qulaya madaxda Maamul goboleedayda halkaasi oo lagu wado in Maalinta berito ah uu uga furmo shirka ay halkaasi ku leeyihiin. Maanta ayaa waxaa Baydhabo gaaray Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe),waxana halkaasi kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Maamulka Martida loo […]

- Advertisement -

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ahna Xarunta Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed waxaa kusii qul qulaya madaxda Maamul goboleedayda halkaasi oo lagu wado in Maalinta berito ah uu uga furmo shirka ay halkaasi ku leeyihiin.

Maanta ayaa waxaa Baydhabo gaaray Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe),waxana halkaasi kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Maamulka Martida loo yahay ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweynaha Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa gaaray Magalada Baydhabo,waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey masuuliyiin uu horkacayay guddoomiyaha Baar;amaanka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif Sheekhunaa Maye.

Masuuliyiintaan ayaa waxa ay ka qeybgeli doonaan shirka madaxda dowlad goboleedyada o lagu wado in Isniinta berito ah ka furmo Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories