HomeWararDhageyso:-RW Kheyre”Waa in la dhameystiraa Dastuurka si ay u kala cadaato...

Dhageyso:-RW Kheyre”Waa in la dhameystiraa Dastuurka si ay u kala cadaato Awoodaha Xukuumadda iyo tan labada Aqal”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo manta khudbad ka jeedinayay shirkweynaha Qaran ee dib u eegista Adstuurka ayaa ka hadlay muhiimada uu leeyahay dhameystirka Dastuurka Dalka. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa sheegay in muhiim uu yahay in la dhameystiro Dastuurka Soomaaliya ee haatan qabyada ah,isaga oo shaaciyey qodobada ugu muhiimsan ee uu muhiimada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo manta khudbad ka jeedinayay shirkweynaha Qaran ee dib u eegista Adstuurka ayaa ka hadlay muhiimada uu leeyahay dhameystirka Dastuurka Dalka.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa sheegay in muhiim uu yahay in la dhameystiro Dastuurka Soomaaliya ee haatan qabyada ah,isaga oo shaaciyey qodobada ugu muhiimsan ee uu muhiimada u leeyahay dhameystirka Dastuurka.

- Advertisement -

“Si aan u aqbalno in dalkaan aan wada leenahay sidaas daraadeed waxaan leeyahay Waa in la dhameystiraa dastuurka,waa in la dhameystiraa dastuurka si aan dalkaan u gaarsiino doorasho qof iyo cod ah taas oo macnaheedu yahay shacabka Soomaaliyeed ay doortaan cidii ay rabaan,sikale hadaan u dhigno in awooda markale gacanta loo geliyo Shacabka,Dastuurka waa in la dhameystiro si ay u kala  cadaato Awoodaha Xukuumadda iyo tan labada Aqal.

 

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts