HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Gaas”Puntland waa maamul isku filan oo aan cidna u baahneyn”

Dhageyso:-Madaxweyne Gaas”Puntland waa maamul isku filan oo aan cidna u baahneyn”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in Maamulka Puntland waqtigaan uusancidna u baahneyn,isla markaana uu yahay Maamul isku filan dhinac walba oo gaari kara guulo waaweyn. Gaas,ayaa sheegay in cid allaala ee haatan u hanqal taageysa in meelo kale ay aado ay fasaxayaan laakin Puntland waqtigaan ay isku filan tahay. Shacabka Puntland […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in Maamulka Puntland waqtigaan uusancidna u baahneyn,isla markaana uu yahay Maamul isku filan dhinac walba oo gaari kara guulo waaweyn.

Gaas,ayaa sheegay in cid allaala ee haatan u hanqal taageysa in meelo kale ay aado ay fasaxayaan laakin Puntland waqtigaan ay isku filan tahay.

- Advertisement -

Shacabka Puntland ayuu ugu baaqay in ay ilaashadaan midnimadooda,waxa uuna sheegay in Maamulkooda ay taageeraan,isla markaana uu yahay mid wax badan u qaban kara.

Hadalalka Madaxweynaha Puntland ayaa ku soo aadaya xilli Madaxweyne Gaas uu taageeray dowladda Imaaraadka Carabta oo khilaaf weyn kala dhaxeeyo dowladda,isaga oo horay u sheegay in aysan jirin cid ay ku doorsanayaan Imaaraadka.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts