HomeWararDhageyso:-Faah faahin qarax ka dhacay Muqdisho & khasaaraha uu geystay

Dhageyso:-Faah faahin qarax ka dhacay Muqdisho & khasaaraha uu geystay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax gaarigiisa loogu xiray mid ka mid ah Jaaliyadda Yaman ee ku nool degmada Shibis xilli uu ku sugnaa meel aan ka fogeyn Isgoyska Maana booliyo. Ninkaan Gaarigiisa loogu xiray gaarigiisa ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Cabdala Axmed Cabdala Sheekh Nuur” Codey”isla markaana uu goobta ku geeriyooday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax gaarigiisa loogu xiray mid ka mid ah Jaaliyadda Yaman ee ku nool degmada Shibis xilli uu ku sugnaa meel aan ka fogeyn Isgoyska Maana booliyo.

Ninkaan Gaarigiisa loogu xiray gaarigiisa ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Cabdala Axmed Cabdala Sheekh Nuur” Codey”isla markaana uu goobta ku geeriyooday sida uu Radio Dalsan u sheegay Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Cabdi Fitaax Cumar Xalane.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in qaraxaas ay ku dhaawacantay mid ka mid ah haweenka ku nool degmada Shibis oo mareysay goobta uu qaraxa ka dhacay.

Ugu dambeyn Afhayeenka Maamulka Gobolka ayaa waxa uu sheegay in iminka Ciidamada dowladda Soomaaliya ay baaritaano ka wadaan si gacanta loogu soo dhigo dadkii ka dambeeyey qaraxa ninkaasi lagu dilay.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts