HomeWararDagaal xooggan oo ka socda deegaanka Mooyaale iyo warar ka soo...

Dagaal xooggan oo ka socda deegaanka Mooyaale iyo warar ka soo baxaya.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

War goor dhow nasoo gaaray ayaa waxa uu sheegayaa in dagaal culus uu ka socdo deegaanka Mooyaale ee ku yaala xadka kala qeybiya labada dal ee Kenya iyo Itoobiya Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inuu yahay mid aad u culus isla markaana la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan waxana uu dagaalka u dhexeeyaa maleeshiyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War goor dhow nasoo gaaray ayaa waxa uu sheegayaa in dagaal culus uu ka socdo deegaanka Mooyaale ee ku yaala xadka kala qeybiya labada dal ee Kenya iyo Itoobiya

Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inuu yahay mid aad u culus isla markaana la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan waxana uu dagaalka u dhexeeyaa maleeshiyo beeleed oo halkaasi wada degay

- Advertisement -

Qaar kamid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalku u dhexeeyo Maleeshiyaad kasoo jeeda Oromada iyo qabiilka Garraha oo halkaasi wada dega.

Dadka deegaanka ee ku nool dhinaca Kenya ayaa waxa ay sheegeen in illaa iyo saaka ay maqlayeen rasaas xoogan oo ay isku adeegsanayaan labada dhinac

Dhimasho iyo dhaawac ayaa sidoo kale jira oo ka dhashay dagaalka,waxana qaar kamid ah dhaawacyada loo qaaday dhinaca xadka Kenya si halkaasi loogu dabiibo

- Advertisement -

Wixii kusoo kordha kala soco Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts