HomeWararDEG DEG:-Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho iyo khasaaro ka dhashay

DEG DEG:-Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho iyo khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Qarax gaari ayaa waxa uu ka dhacay qeybo ka mid ah degmada shibis ee gobolka Banaadir,waxana qaraxaas aad looga maqlay xaafadaha degmadaas. Qaraxaas ayaa waxa uu ka dhacay agagaarka Xaaafda Maana Booliyo,waxana la sheegay in gaarigiisa loogu xiray Nin Magaciisa lagu sheegay Cabdala Axmed Cabdala “Shiikh Nuur Codey”. Dadka deegaanka ayaa waxa ay Dalsan u […]

- Advertisement -

Qarax gaari ayaa waxa uu ka dhacay qeybo ka mid ah degmada shibis ee gobolka Banaadir,waxana qaraxaas aad looga maqlay xaafadaha degmadaas.

Qaraxaas ayaa waxa uu ka dhacay agagaarka Xaaafda Maana Booliyo,waxana la sheegay in gaarigiisa loogu xiray Nin Magaciisa lagu sheegay Cabdala Axmed Cabdala “Shiikh Nuur Codey”.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa waxa ay Dalsan u shegeen in Ninka gaariga qaraxa loogu xiray uu isla goobta ku dhintay,isla markaana uu ka mid ahaa Jaaliyadda Yaman ee ku sugan Degmada Shibis balse aan la ogeyn sababta qaraxa gaariga logu xiray,waxana ku dhaawacmay qaraxaas Haweeney ka mid aheyd dadka degan degmada Shibis.

Saraakiil ka tirsan laamaha amniga Soomaaliya ayaa sidoo kale waxa ay sheegen in Meydka haatan la geeyey Xarunta Hay’adda dambi-baarista ee CID-da,waxana goobta qaraxa uu ka dhacay gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya kuwaas oo howlgal baaritaano ah ka sameeyey.

Maamulka degmada Shibis ayaan xiriir la sameynay si aan wax uga weeydiino qaraxaas balse kama jawaabin taleefoonadeena.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories