HomeWararWeerar Bambaano oo Caawa ka dhacay degmo ka tirsan G/Banaadir

Weerar Bambaano oo Caawa ka dhacay degmo ka tirsan G/Banaadir

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

War goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in bam gacmeed Caawa lagu weeraray Saldhiga  degmada Wadajir ee gobolka Banaadir oo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya. Warar kale ayaa waxa ay sheegayaan in bam gacmeedka lagu weeraray halka laga dhisayo Xarunta degmada Wadajir oo ku dhow Saldhigga degmada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in bam gacmeed Caawa lagu weeraray Saldhiga  degmada Wadajir ee gobolka Banaadir oo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya.

Warar kale ayaa waxa ay sheegayaan in bam gacmeedka lagu weeraray halka laga dhisayo Xarunta degmada Wadajir oo ku dhow Saldhigga degmada Wadajir.

- Advertisement -

Lama xaqiijin karo khasaaraha ka dhashay bam gacmeedkaas,waxaana dadka deegaanka inoo sheegen in bam gacmeedkaas uu ku dhaawacmay nin oday ah oo wadada marayay kaas oo loola cararay mid ka mid ah isbitaalada Magalada Muqdisho.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in gacanta ay Ciidamada booliska Saldhiga Wadajir ku dhigeyn dadkii ka dambeeyey weerarkaasi bambaano.

Waa markii labaad oo bam hacmeedka lagu weeraro Xarunta degmada Wadajir oo uu dhismo ka socdo maadaama xaruntii hore ee uu qaarxa ka dhacay lagas oo wareegay,isla markaana xarun kale loo dhisayo.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts