HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Gaas oo shaaciyey nooca doorasho ee Sanada 2019 ka dhaceysa Puntland

Dhageyso:-Madaxweyne Gaas oo shaaciyey nooca doorasho ee Sanada 2019 ka dhaceysa Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Cabduweli Maxamed Cali Gaas,Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland ayaa markale waxa uu ka hadlay nooca doorasho ee loo loo qorsheeyey in ay Puntland ka dhacdo Sanada 2019 markii uu waqtigiisa dhamaado. Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in Puntland uu ka dhici doono isbedel doorasho sidii ay horay ugu dhacday oo kale,sidoo kalena ay wax dooran doonaan 66 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cabduweli Maxamed Cali Gaas,Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland ayaa markale waxa uu ka hadlay nooca doorasho ee loo loo qorsheeyey in ay Puntland ka dhacdo Sanada 2019 markii uu waqtigiisa dhamaado.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in Puntland uu ka dhici doono isbedel doorasho sidii ay horay ugu dhacday oo kale,sidoo kalena ay wax dooran doonaan 66 Xubnood ee uu ka kooban yahay waqtigaan Baarlamaanka Maamulka Puntland.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in guddiga doorashooyinka ay ka sugayaan jawaabta nooca doorashada ee ka dhici doonto,isla markaana ay xilligaan ku mashquulsan yihiin guddigaas.

Hadalka Madaxweynaha Puntland Cabduweli Gaas,ayaa ku soo aadaya xilli horay loo shaacinayay in ay macquul tahay in Madaxweyne Gaas uu waqtiga kororsado.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts