HomeWararDhagyso:-Maxaa ka jira Guddomiyaha Baarlamanka HirShabeelle in uu lunsaday lacag loogu talo...

Dhagyso:-Maxaa ka jira Guddomiyaha Baarlamanka HirShabeelle in uu lunsaday lacag loogu talo galay dadkii ku waxyeeloobay qarixii Zoobe?

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Maalma kahor ayaa Xildhibaano ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle waxa ay guddoomiya Baarlamaanka maamulkaas ku eedeeyeen in uu lun saday lacag loogu talo galay dadkii ku waxyeeloobay qarixii Zoobe. Xildhibaannadaas oo qaarkood la hadlay Dalan ayaa waxa ay sheegayeen in lacagtaas ay gacanta u gashay guddoomiye Cusmaan Barre,isla markaana sidii uu doono uu ka yeeshay. Guddoomiyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalma kahor ayaa Xildhibaano ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle waxa ay guddoomiya Baarlamaanka maamulkaas ku eedeeyeen in uu lun saday lacag loogu talo galay dadkii ku waxyeeloobay qarixii Zoobe.

Xildhibaannadaas oo qaarkood la hadlay Dalan ayaa waxa ay sheegayeen in lacagtaas ay gacanta u gashay guddoomiye Cusmaan Barre,isla markaana sidii uu doono uu ka yeeshay.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle Cusmaan Barre oo Dalsan la hadlay ayaa sheegay in warkaas uu yahay mid baran bagaando ah,isla markaana dad ay buun buuniyeen sidoo kale aysan jirin wax khialaf ah oo isaga kala dhaxeeya Xildhibaannada.

Waxa uu sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay jireen warar Warbaahinnada qaarkood ay baahinayeen oo ahaa in mooshin laga wado isaga balse uu sheegay in xildhibaanadii eeda u jeediyey ay raalin geli ka bixiyeen maadaama ay ka beens heegeen sida uu hadalka u dhigay.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle Cusmaan Barre Maxamed ayaa markii uu dib ugu laabtay jowhar dhowr todobaad ka hor waa uu sheegay in khilaafka soo kala dhexgala Madaxda Hir-Shabeelle uu keeni karo bur bur ku yimaada Maamulka.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle Cusmaan Barre Maxamed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts