HomeWararDhageyso:-Wasiirka Dhalinyarada & Ciyaaraha oo ka hadashay dayacaadii lagu sameeyey Xulka 17-jirada...

Dhageyso:-Wasiirka Dhalinyarada & Ciyaaraha oo ka hadashay dayacaadii lagu sameeyey Xulka 17-jirada Soomaaliya

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay Wararkii sheegayay qaarkoodna baraha Bulshada lagu soo faafiyey ee ahaa in la dayacay xulka 17-jirada Soomaaliya. Ciyaartoyda mataleysay xulka Qaranka Soomaaliya ayaa kaalinta labaad markii ugu horreysay kasoo galay tartanka bariga iyo Bartamaha Afrika oo Sanadkaan lagu qabtay dalka Burundi,kadib markii ay la ciyaareen Xulka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay Wararkii sheegayay qaarkoodna baraha Bulshada lagu soo faafiyey ee ahaa in la dayacay xulka 17-jirada Soomaaliya.

Ciyaartoyda mataleysay xulka Qaranka Soomaaliya ayaa kaalinta labaad markii ugu horreysay kasoo galay tartanka bariga iyo Bartamaha Afrika oo Sanadkaan lagu qabtay dalka Burundi,kadib markii ay la ciyaareen Xulka dalka Tanzania.

- Advertisement -

Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciyaartoyda aysan aheyn kuwo Xabsi ku jira,isla markaana Magaalada halkii ay doonaan ay ka mari karaan.

Waxa ay sheegtay in Caruurtaas Iskuulkii ay dhiganayeen fasax laga soo qaaday iyo sidoo kale Waalidintooda,isla markaana aysan mudneyn in la yiraahdo maxaa saas loo yeelay,iyada oo ku baaqday in laga Shaqeeyo horumarka Ciyaaraha dalka.

Ciyaartoyda Xulka 17-jirada dalkeena Soomaaliya ayaa maalma kahor waxaa masuuliyiin ka tirsan dowladda ay ku soo dhaweeyeen Magaalda Muqdisho,iyaga oo dalka Burundi uga soo qeyb galay tartanka bariga iyo Bartamaha Afrika.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts