HomeWararSawiro:-Wasaaraddaha Gaadiidka & Duulista Hawada Soomaaliya iyo Jabuuti oo Heshiis gaaray

Sawiro:-Wasaaraddaha Gaadiidka & Duulista Hawada Soomaaliya iyo Jabuuti oo Heshiis gaaray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa dalka Jabuuti kula kulmay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Cirka ee dawlada aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Socdaalka Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxaa ku waheliyay ,Mareeyaha guud ee hay’ada duulista (SCAMA) iyo agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada soomaaliya. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa dalka Jabuuti kula kulmay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Cirka ee dawlada aan walaalaha nahay ee Jabuuti.

Socdaalka Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxaa ku waheliyay ,Mareeyaha guud ee hay’ada duulista (SCAMA) iyo agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada soomaaliya.

- Advertisement -

Labada Wasiir ayaa halkaasi ku gaaray heshiis ku aadan Wadashaqeynta labada wasaaradood iyo sidii la iskaga kaashan lahaa dhinacyada gaadiidka iyo duulista rayidka labada dal.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Oomaar iyo Wafdigii uu hoggaaminayay ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts