HomeWararDhageyso:-Guddigii loo xil saaray dhibaatada Baladweyne oo yeeshay kulankoodii ugu horreeyey+Sawirro

Dhageyso:-Guddigii loo xil saaray dhibaatada Baladweyne oo yeeshay kulankoodii ugu horreeyey+Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddigii uu ku dhawaqay Ra’iisulwasaraha xukuumada Soomaliya ee loo xil saaray u gurmashada dadkii ka barakacay fatahaada uu Wabiga Shabelle ka sameeyay Magalada Baladweyne ayaa Maanta waxa ay kulankoodii ugu horreeyay ku yeesheen Magaalada Muqdisho Guddiga ayaa waxa ay ka hadleen sidii ay si deg deg ah ugu bilaabi lahayeen gurmad deg deg ah oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddigii uu ku dhawaqay Ra’iisulwasaraha xukuumada Soomaliya ee loo xil saaray u gurmashada dadkii ka barakacay fatahaada uu Wabiga Shabelle ka sameeyay Magalada Baladweyne ayaa Maanta waxa ay kulankoodii ugu horreeyay ku yeesheen Magaalada Muqdisho

Guddiga ayaa waxa ay ka hadleen sidii ay si deg deg ah ugu bilaabi lahayeen gurmad deg deg ah oo la gaarsiiyo dadka ka barakacay fahaada Wabiga ee Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (khaddar) oo la hadlay Warbaahinta kulankooda ka dib ayaa waxa uu sheegay in si ugu dhaqsiyaha badan ay u bilaabi doonaan u gurmashada dadka uu sameeyay fataahada Wabiga Shabeele isagoo sheegay in guddigu uu saameeyay Akoono loogu talagalay in deeqaha ay biixinayaan dadka Soomaliyeed ay ku soo shubaan.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka mid ah guddiga gurmadka dadka ku barakacay fatahaada Wabiga Shabeelle ayaa waxa uu Bulshada Soomaliyeed ugu baaqay in ay isku gurmadaan si dhibaatada raagan uu Alle uga dulqaado.

Sikastaba Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay tegay Magalada Baladweyne isaga oo sheegay in Shacabka ay la qeyb sanayaan dhibaatada gaartay,isla markaana gurmad la agarsiin doono.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codadka Masuuliyiinta kana Daawo Sawirada.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (khaddar).

Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka mid ah guddiga gurmadka dadka ku barakacay fatahaada Wabiga Shabeelle.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Kulanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts