HomeWararBoqor Buurmadow oo ku dhex xanuunsaday Xabsiga Magalada Hargeysa

Boqor Buurmadow oo ku dhex xanuunsaday Xabsiga Magalada Hargeysa

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo dhawaan Maxkamada Hargeysa ay ku riday Xukun 5 Sano ah ayaa la sheegay in Xabsiga uu ku dhex xanuunsaday. Warar ay heshay Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in boqor Buurmadoow shalay  la geeyey isbiatalka Magalada Hargeysa si xaaladiisa Caafimaad loo hubiyo balse markii dambe hadana dib loogu soo celiyey […]

- Advertisement -

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo dhawaan Maxkamada Hargeysa ay ku riday Xukun 5 Sano ah ayaa la sheegay in Xabsiga uu ku dhex xanuunsaday.

Warar ay heshay Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in boqor Buurmadoow shalay  la geeyey isbiatalka Magalada Hargeysa si xaaladiisa Caafimaad loo hubiyo balse markii dambe hadana dib loogu soo celiyey Xabsigii uu ku jiray.

- Advertisement -

Xanuunka ayaa la sheegay in uu yahay Xanuunka dhiig-karka oo uu markii hore uu qabay sidoo kalena Macaanka uu ka yaraaday sida ay sheegeen Saraakiisha Caafimaadak Isbitaalka Hargeysa.

Guddoomiyaha Hay’adda Xaquuqul Insaanka Soomaaliland ayaa bartiisa Facebook ku shaaciyey in Boqor Buur Madow uu ku kacay Xanuunka dhiikarka,isla markaana uu Masuuliyiinta Soomaaliland uu ka dalbanayo in ay siidaayaan.

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow ayaa Khamiistoo la soo dhaafay waxaa Maxkamada Hargeysa ay ku xukuntay 5 Sano oo Xabsi ah,iyada oo lagu eedeeyey in uu ku dhaqaaqay fal lidi ku ah Qarimada Soomaaliland sida ay hadalka u dhogeyn.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories