HomeWararDEG DEG:-Haweeney u Shaqeyneysay Hay’ad oo lagu dilay Muqdisho

DEG DEG:-Haweeney u Shaqeyneysay Hay’ad oo lagu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kooxo hubeysan Bustoolado ayaa Goordhow waxa ay suuqa Bakaaraha ku dileyn haweeney la sheegay in ay u Shaqeyneysay mid ka  mid ah Hay’addaha gargaarka ee Soomaaliya ka howlgalla. Haweeneyda la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Maryan Cabdullaahi,waxana la sheegay xilliga la dilayay in ay ku sugneyd Busteejada Gawaarida aado Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan Bustoolado ayaa Goordhow waxa ay suuqa Bakaaraha ku dileyn haweeney la sheegay in ay u Shaqeyneysay mid ka  mid ah Hay’addaha gargaarka ee Soomaaliya ka howlgalla.

Haweeneyda la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Maryan Cabdullaahi,waxana la sheegay xilliga la dilayay in ay ku sugneyd Busteejada Gawaarida aado Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

- Advertisement -

Warar aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in Haweneyda la dilay ay u Shaqeyneysay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka Cafimaadka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano WHO qeybteeda deegaannada Maamulka Koonfur Galbeed.

Dadkii ka dambeeyey dilka Haweneyda ayaa goobta ka baxsaday,waxaan imin k baaritaano ka wada ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts