HomeWararDhageyso:-Shir uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo oo Maanta ka furmaya degmada Matabaan

Dhageyso:-Shir uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo oo Maanta ka furmaya degmada Matabaan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Degmada Mataaban ee gobolka Hiiraan ayaa lagu wadaa in Sabtida Maanta ah uu ka furmo shir lagu nabadeynayo laba beelood oo horay ugu wada dagaalamay deegaano ka mid ah gobolka Hiiraan. Magalada Matabaan waxaa gaaray Odayaal ka yimid  Magalada Baladweyne,Masuuliyiin ka tirsan Wasaaraddaha Maamulada Galmudug iyo hir-Shabeelle sidoo kale Xildhibaannada labada Maamul iyo waxgarad kale. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Degmada Mataaban ee gobolka Hiiraan ayaa lagu wadaa in Sabtida Maanta ah uu ka furmo shir lagu nabadeynayo laba beelood oo horay ugu wada dagaalamay deegaano ka mid ah gobolka Hiiraan.

Magalada Matabaan waxaa gaaray Odayaal ka yimid  Magalada Baladweyne,Masuuliyiin ka tirsan Wasaaraddaha Maamulada Galmudug iyo hir-Shabeelle sidoo kale Xildhibaannada labada Maamul iyo waxgarad kale.

- Advertisement -

Guddoomiyaha degmada Matabaan Xuseen Salaad Ibraahim ayaa sheegay in shirkaas ay diyaar u yihiin in ay fududeeyen waxyaabaha ugu macquulsan ee loo baahan yahay, si xal looga gaaro dagaaladii dhacay.

Sidoo kale waxa uu sheegay in shirkan uu rajeynayo in xal waara looga gaaro dagaaladii dhexmaray labadaasi beelood,iyaga oo qaadayana nabadii uu ku baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Shirkan Maanta ka furmaya degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa waxa uu muhiimad gaar ah u leeyahay dadka ku nool deegaannadii lagu dagaalamay ee Gobolkaasi Hiiraan,dagaaladaas oo sababay dhimashada iyo barakaca Shacab farabadan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Degmada Matabaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts