HomeWararDEG DEG:-Banaanbax looga soo horjeedo xukunka Boqor Buurmadow oo ka socda deegaano...

DEG DEG:-Banaanbax looga soo horjeedo xukunka Boqor Buurmadow oo ka socda deegaano ka tirsan Soomaaliland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Magalada Burco ee deegaannada Maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo banaanbax looga soo horjeedo xukunka lagu riday Boqor Buurmadow oo ka mid ah Salaadiinta ugu caansan Soomaaliland. Maxkamada Magalada Hargeysa ayaa shalay Boqor Buurmadow ku xukuntay 5 Sano oo Xabsi ah kadib markii lagu eedeeyey in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada Burco ee deegaannada Maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo banaanbax looga soo horjeedo xukunka lagu riday Boqor Buurmadow oo ka mid ah Salaadiinta ugu caansan Soomaaliland.

Maxkamada Magalada Hargeysa ayaa shalay Boqor Buurmadow ku xukuntay 5 Sano oo Xabsi ah kadib markii lagu eedeeyey in uu ku dhaqaaqay fal wax u dhimaya qaranimada Soomaaliland sida ay Maxkamadu shaacisay.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah xaafadaha bariga magalada Burco ayaa waxaa ka socda dibadbax ay dhigayaan dad u badan dhalinyaro ka xumaaday xariga iyi xukunka Boqor Buurmadow.

Ciidamada Booliska Soomaaliland ayaa gaaray goobta uu banaanbaxa ka socda,iyaga oo iskudayaya in ay kala eryaan dadka banaanbaxa dhigaya.

Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts