HomeWararDhageyso:-Dowladda Somalia oo sheegtay in howlgal qorsheysan ku dileyn 30 ka tirsanaa...

Dhageyso:-Dowladda Somalia oo sheegtay in howlgal qorsheysan ku dileyn 30 ka tirsanaa Al-Shabaab Gaadiidna ku qabsadeen

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kadib dagaal ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose kaas oo u dhaxeeyey Ciidamada dowladda oo garab ka helaya kuwa Jubbaland iyo Al-Shabaab ayaa waxaa dagaalkaas guulo ka sheegay dowladda Soomaaliya. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdi Casiis Cali Ibraahim oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda ay weerar qorsheysan ku qaadeen Saldhig […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib dagaal ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose kaas oo u dhaxeeyey Ciidamada dowladda oo garab ka helaya kuwa Jubbaland iyo Al-Shabaab ayaa waxaa dagaalkaas guulo ka sheegay dowladda Soomaaliya.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdi Casiis Cali Ibraahim oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda ay weerar qorsheysan ku qaadeen Saldhig Al-Shabaab ku leeyihiin deegaanka Sanguuni ee G/Jubbada Hoose iyo deegaan o dhow Magalada Dhoobleey,isla markana ay ka dileyn 30 ka tirsanaa Al-Shabaab 3 Gaarina ay kala wareegeen sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Saldhigga la weeraray ay Al-Shabaab ka soo abaabuli jireymn weerarada qorsheysan oo ay ka fuliyaan gobolka Jubbada Hoose,isla markana sidoo kale ay aheyd goob ay marwalba ku dhuumaaleysan jireyn.

Dhinaca kale Al-Shabaab ayaa iyana dhankooda waxa ay shegeen in Gobolka Jubbada Hoose ay ku weerareen kolonyo ay wateen ciidamada Kenya iyo Jubbaland oo ay la socdeen kuwo Maraykan ah.

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts