HomeWararDhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo cadeeyey sababta uu Madaxweyne Farmaajo ugu guuray Wasaaradda...

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo cadeeyey sababta uu Madaxweyne Farmaajo ugu guuray Wasaaradda Gaashaandhigga

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xilligaan wado qorsho dib loogu dhisayo Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya kaas oo horay ay u balan qaadeen. Waxa uu sheegay in qorshahaas uu haatan yahay mid socda,isla markaana dardar gelinta dhisamaha ciidanka uu Madaxweyne Farmaajo u tegay Wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliya. “Waxaa la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xilligaan wado qorsho dib loogu dhisayo Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya kaas oo horay ay u balan qaadeen.

Waxa uu sheegay in qorshahaas uu haatan yahay mid socda,isla markaana dardar gelinta dhisamaha ciidanka uu Madaxweyne Farmaajo u tegay Wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliya.

- Advertisement -

“Waxaa la isku raacay in la daradar geliyo dhismaha ciidanka,waxaa la isku raacay in dhismaha ciidanka uu yahay muhiimada koowaad ee dowladda,waxad ogtihiin in sanad ka hor idiin sheegay in dalkeena uu u baahan yahay in ciidan loo dhiso sidaad ogtihiinba haatan dhismaha waa uu bilaawday,waana wax ka go’an dowladda,sanad ka hor waxaan cadeynay in ciidanka Soomaaliya ay guud ahaan ammaanka Soomaaliya la wareegi doonaan,waxayna mareysaa meel fiican ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Ugu dambeyn Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa sheegay in uu Bisha soo socoto ka qeyb geli doono Shir Heer Caalami ah kaas oo looga hadli doono dhismaha Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xiligaan waxa uu howshiisa Shaqo ka wadaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya,isaga oo wada qorsho dib-udhis loogu sameynayo Ciidamada Qaranka Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts