HomeWararWasiir ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo is casilay

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo is casilay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta waxa uu shaaciyey in uu iska casilay Xilkaas,isaga oo ku dhawaaqay in uu yahay musharax Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya. Wasiiru Dowlaha ayaa cadeeyey in uu doonayo in uu noqdo guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo ay haatan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta waxa uu shaaciyey in uu iska casilay Xilkaas,isaga oo ku dhawaaqay in uu yahay musharax Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya.

Wasiiru Dowlaha ayaa cadeeyey in uu doonayo in uu noqdo guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo ay haatan isu sharaxeyn Xubno ka tirsan Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre.

- Advertisement -

Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa waxa ay sheegeen in qofkii ka mid ah golaha Wasiirada Soomaaliya ee isku soo sharaxaya xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya uu marka hore uu xilkaas iska casilo.

Maanta ayaa waxaa bilaawday diingelinta musharixiinta u taagan qabashada xilka gudoomiyaha baarlaamanka Soomaaliya,waxaana xusid mudan in Xubno Wasiiro waaweyn ka haaya dowladda ay musharax u yihiin xilkaas kuwaas oo aan la ogeyn in ay is casili doonaan iyo in kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts