HomeWararWasiirka Cadaalada oo Maanta hortegaya Xildhibaanada Aqalka Sare

Wasiirka Cadaalada oo Maanta hortegaya Xildhibaanada Aqalka Sare

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada Aqalka Sare uu hortago Wasiirka Wasaaradda Cadaalada xukuumadda Soomaaliya Abukaate Xasan Xuseen Xaaji. Wasiirka ayaa xildhibaannada Aqalka Sare ka horjeedin doona Hindise Sharciyeedka dhismaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuqa oo ay horay u ansixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya. Xubnaha Aqalka Sare ayaa loo qeybin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada Aqalka Sare uu hortago Wasiirka Wasaaradda Cadaalada xukuumadda Soomaaliya Abukaate Xasan Xuseen Xaaji.

Wasiirka ayaa xildhibaannada Aqalka Sare ka horjeedin doona Hindise Sharciyeedka dhismaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuqa oo ay horay u ansixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya.

- Advertisement -

Xubnaha Aqalka Sare ayaa loo qeybin doonaa Sharcigaas,iyaga oo soo akhrin doona si ay iyana dhankooda u meel mariyaan,waxana sidoo kale warbixino laga dhageysan doonaa guddiyada Cadaalada iyo Garsoorka ee Aqalka Sare.

Hindise Sharciyeedka dhismaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuqa oo ay xildhibaannada Golaha Shacabka ansixyeen 14,kii bishoo November ee Sanadkii las oo dhaafay ee 2017,ayaa hadii ay meel mariyaan Xildhibaannada Aqalka sare waxaa loo gudbin doonaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo si uu u saxiixo kadibnka uu dhaqan galo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts