HomeWararDhageyso:-Maamulka G/Banaadir oo shaaciyey in ay bilaabi doonaan Canshuurta Guryaha

Dhageyso:-Maamulka G/Banaadir oo shaaciyey in ay bilaabi doonaan Canshuurta Guryaha

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maamulka Goblka Banaadir ayaa sheegay in dhawaan la bilaabi doono Canshuurta Guryaha laga qaado si loo diiwaangeliyo Guryaha ku yaallo Muqdisho kadibna helo xauuqda uu ku leeyahay Maamulka GobolkaBanaadir. Guddoomiye kuxigeenka dhanka Maaliyadda ee Gobolka Banaadir Xuseen Maxamed Nuur ayaa sheegay in maamulka Gobolka Banaadir qorshihiisu uu yahay in uu kordho dhaqaalaha gobolka si dadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Goblka Banaadir ayaa sheegay in dhawaan la bilaabi doono Canshuurta Guryaha laga qaado si loo diiwaangeliyo Guryaha ku yaallo Muqdisho kadibna helo xauuqda uu ku leeyahay Maamulka GobolkaBanaadir.

Guddoomiye kuxigeenka dhanka Maaliyadda ee Gobolka Banaadir Xuseen Maxamed Nuur ayaa sheegay in maamulka Gobolka Banaadir qorshihiisu uu yahay in uu kordho dhaqaalaha gobolka si dadka Muqdisho ku nool loogu fuliyo adeegyada ay u baahan yihiin.

- Advertisement -

“Waxaan idiin sheegayaa in aan dhawaan bilaabi doono qaadista casnhuurta Guryaha,waxana naga go’aan in dadka aan dib ugu soo celino waxa ay u baahan yihiina ugu fulino,waxana uga gol leenahay in aan marwalba ka tashano wax dibada ka yimaada ayuu yiri guddoomiye Xuseen Maxamed Nuur Guddoomiye kuxigeenka dhanka Maaliyadda ee Gobolka Banaadir”

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiye kuxigeenka dhanka Maaliyadda ee Gobolka Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts