HomeWararSawirro:-Wafdi ka socda Wasaaradda Dastuurka oo gaaray Baydhabo

Sawirro:-Wafdi ka socda Wasaaradda Dastuurka oo gaaray Baydhabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta gaaray wafdi ka socda Wasaaradda Dastuurka xukuumadda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Dr Xuseen cabdi Cilmi. Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Baydhabo ku soo dhaweeyey Wasiirka Dastuurka Koonfur Galbeed Cabdullaahi Sheekh Xasan iyo masuuliyiin ka tirsan Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya. Wafdiga Wasiirka ayaa waxaa qeyb […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta gaaray wafdi ka socda Wasaaradda Dastuurka xukuumadda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Dr Xuseen cabdi Cilmi.

Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Baydhabo ku soo dhaweeyey Wasiirka Dastuurka Koonfur Galbeed Cabdullaahi Sheekh Xasan iyo masuuliyiin ka tirsan Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya.

- Advertisement -

Wafdiga Wasiirka ayaa waxaa qeyb ka ah Xubno ka socda Guddiga Madaxa banaan ee dib u eegista Dastuurka,kuwaas oo Baydhabo u tegay sidii loo dardargelin lahaa dib u egis lagu sameeyo DAstuurka qabyada ah ee dalka.

Wefdigan ayaa Mudada ay ku sugan yihiin Baydhabo Waxey Kulamo la qaadan Doonaan Ururada Bulshada Rayidka ah ee ku nool deegaanada koonfur galbeed Si loo Wadaago Xog uruurinta laga wado bulshada soomaaliyeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts