HomeWararSawirro:-Taliska xoogga dalka oo shaaciyey in dib loogu laaban doono deegaano ay...

Sawirro:-Taliska xoogga dalka oo shaaciyey in dib loogu laaban doono deegaano ay Al-Shabaab la wareegeen

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa Maanta gaaray Masuuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Saraakiil ka socotay Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya. Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Maamulka ayaa waxaa kala hogaaminayey Taliyaha qeybta 27aad ee Ciidanka xoogga dalka Maxamed Maxamuud Macalin Koronto iyo guddoomiyaha degmada Mahadaay Axmed Xuseen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa Maanta gaaray Masuuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Saraakiil ka socotay Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.

Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Maamulka ayaa waxaa kala hogaaminayey Taliyaha qeybta 27aad ee Ciidanka xoogga dalka Maxamed Maxamuud Macalin Koronto iyo guddoomiyaha degmada Mahadaay Axmed Xuseen Afrax.

- Advertisement -

Taliye Koronto oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in la xureyn doono dhammaan deegaannada Hir-shabeelle inta ka maqan gacanta Dowlada oo ay maamulaan dagaalyahanada Al-Shabaab.

Sidoo kale  Janeralka ayaa waxa uu sheegay in dib loogu laaban doono deegaanadii hore u soo faarujiyeen Ciidanka xoogga,isla markaana la sii wadi doono howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab sida uu hadalka u dhigay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts