HomeWararCiidamada AMISOM oo isaga baxay deegaan ka tirsan Shabeellaha Dhexe

Ciidamada AMISOM oo isaga baxay deegaan ka tirsan Shabeellaha Dhexe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay isaga baxeen deegaanka Cali fooldheere oo hoostaga degmada Mahadaay ee Gobolkaas. Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysay inay Amisom isaga baxaan deegaankaas Cali Fooldheere oo ku dhaw Degmada Mahadaay,waxana la sheegayaa in ay u dhaqaaqeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay isaga baxeen deegaanka Cali fooldheere oo hoostaga degmada Mahadaay ee Gobolkaas.

Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysay inay Amisom isaga baxaan deegaankaas Cali Fooldheere oo ku dhaw Degmada Mahadaay,waxana la sheegayaa in ay u dhaqaaqeen dhanka degmada Mahadaay.

- Advertisement -

Deegaanka Cali Fooldheere ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa tiro dhowr jeer ka dhacay weeraro kala duwan oo u badan Madaadiic ay ku soo qaadayeen Al-Shabaab.

AMISOM iyo Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee Gobolka Shabeellaha Dhexe intaba wax faah faahin ah kama bixin ka bixitaanka AMISOM ee deegaanka Cali Fooldheere,waxana dadka deegaanka ay sheegayaan in ay cabsi dareemeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts