HomeWararXukuumadda Soomaaliya oo fulisay mid ka mid ah Qodobadii uu dalbaday Gudoomiye...

Xukuumadda Soomaaliya oo fulisay mid ka mid ah Qodobadii uu dalbaday Gudoomiye Jawaari

Date:

Related stories

Istanbul: Soomaaliya oo qayb ka ahayd gaba-gabadii Shirka Baarlamaannada Adduunka

Guddoomiye Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa hoggaaminayay wafdi matalayay Soomaaliya oo ka qayb galay shirweynihii 152-aad ee IPU oo ka dhacay Turkiga.

Halkee laga qodayaa ceelka labaad ee shidaalka Soomaaliya

Wararkii ugu dambeeyay ee sahminta shidaalka Soomaaliya ayaa muujinaya in ceelka Holhol uu noqon karo halka xigta ee dalku ka soo saaro shidaalka.

M.Cali Guudlaawe oo ku dhowaaqay jihada doorashada Hirshabeelle: “Doorasho waa qof iyo cod

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa shir-guddoomiyey kulan degdeg ah oo looga hadlay doorashooyinka iyo khatarta fatahaadaha.

Xil-wareejin ka dhacday Muqdisho: Wasiir Fiqi oo farriin culus u diray madaxda wasaaradda

Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xilka u kala wareejiyay xoghayihii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga iyo xoghayaha cusub. Maqaalkan ka akhriso nuxurka dardaarkii wasiirka,

Waxaa dib loogu celiyay Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ciidankii horay u joogay ee qaabilsanaa suggida ammaanka xaruntaasi.

Ciidamadan ayaa horay loogala wareegay ammaanka Xarunta Golaha Shacabka, soo ifbixii Khilaafka u dhaxeeyay Xukuumadda iyo Golaha Shacabka Somaliya.

Ciidamadan ayaa gaaraya 114 askari oo boolis ah waxaa amniga dhismaha Baarlamaanka dhawaan kala wareegay ciidamo kale oo uu gudoomiyaha Baarlamaanka ku eedeeyay in ay soo dirtay xukuumada.

Xukuumada Federaalka Soomaaliya kama aysan bixin wax faah-faahin ah ciidamadaasi.

Mas’uuliyiin ka dhaw guddoonka Baarlamaanka ayaa sheegay in ciidankaasi saakay lagu soo celiyey dhismaha Baarlamaanka ayna haatan iyagu hayaan masuuliyadda amniga gudaha ee dhismaha.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories