HomeWararDhageyso:-Ciidamada Dowladda & kuwa AMISOM oo deegaano Cusub la wareegay

Dhageyso:-Ciidamada Dowladda & kuwa AMISOM oo deegaano Cusub la wareegay

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo ka wadeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan oo ay qaarkood ku sugnaayeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab .

Saraakiisha howlgalka hogaamineysa ayaa waxa ay sheegeen in howlgalka guulo waaweyn ka gaareen isla markaana deegaano dhowr ah ay kala wareegeen Al-Shabaab sida ay hadalka u dhigeyn.

Taliyaha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Bariga Gobolka Hiiraan Col,Maxamed Maxamuud Saney oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in howlgalka ay Ciidamadu ku wehlinayeen AMISOM,isla markana ay kula wareegeen deegaano hor leh kuwo kalen ay ku wajahan yihiin.

Waxa uu sheegay in iyaga oo gacan ka helaya Ciidamada AMISOM iyo dadka Shacabka ah eek u nool Bariga Gobolka Hiiraan ay siiwadi doonaan howlgalka.

Sikastaba arrintaan ayaa ku soo aadeysa xili Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed guutada 52–aad Axmed Maxamed Maxamuud Tareedisho uu shalay sheegay in howlgalladii laga sameeyey Gobolka Hiiraan ay ku dileen 120 dagaalyahan oo ka tirsanaa Al-Shabaab.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Bariga Gobolka Hiiraan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories