HomeWararAkhriso:-Faah faahin qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Akhriso:-Faah faahin qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Qaraxa koowaad  ayaa waxa uu ka dhacay Xaafada Odweyne ee degmada deeyniile,waxana laamaha aniga ay xaqiijiyeen in uu ahaa Gaari Kaarib ah oo ay Miino nooca dhulka lagu aaso ah la qaraxaday,sida ay xaqiijieyen masuuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa inta la xaqiijiyey waxaa ku geeriyootay laba ruux halka Saddex kale ay ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxa koowaad  ayaa waxa uu ka dhacay Xaafada Odweyne ee degmada deeyniile,waxana laamaha aniga ay xaqiijiyeen in uu ahaa Gaari Kaarib ah oo ay Miino nooca dhulka lagu aaso ah la qaraxaday,sida ay xaqiijieyen masuuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa inta la xaqiijiyey waxaa ku geeriyootay laba ruux halka Saddex kale ay ku dhaawacmen kuwaas oo loo qaaday mid ka mid ah Goobaha Caafimaad ee Magaalada Muqdisho si loogu daweeyo.

- Advertisement -

Masuuliyiin ka tirsan laamaha amniga Soomaaliya ayaa Goobta gaaray si ay baaritaan ugu sameeyaan dadkii ka dambeeyey qaraxaas,waxana la sheegay in gaariga miinada la kacday ay wateen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya gaar ahaan Gudoomiyihii Waaxda Afaarad ee Tiida oo ka tirsan degamda deeyniile oo goobta ku geeriyooday kaas oo Magaciisa lagu sheegay cabdi fitaax Barre Macalin.

Al-Shabaab ayaa War ay ku qoreen baraha ay ku leeyihiin intenet-ka ayaa waxa ay ku sheegeen in qaraxas ay ku dileen Taliyaha Ciidanka Nabadsugida deegaanka Tiida ee degmada Deeyniile,in kastoo warkaas Maamulka degmada deeyniile aysan weli ka hadlin.

Dhinaca kale qaraxa labaad ayaa ahaa Miinada nooca dhulka lagu aaso ah taas ku qaraxday Hareeraha Wadada laamiga ah ku dhow Warshada Biyaha Caafi oo ku taalla Wadada Warshada,iyada oo aysan jirin wax khasaaraha ah oo ka dhashay qaraxaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts