HomeWararDEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay Magalada Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

War goordhow soo gaaray Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in qarax khasaaro dhaliyey uu ka dhacay Xaafada Odweyne oo ka tirsan degmada deeyniile ee Gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa gaari,isla markaana uu ku qarxay xaafada,Odweyne ee degmada Deeyniile sida ay dadka xaafadaas inoo xaqiijiyeen. Wararka hordhaca ah oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War goordhow soo gaaray Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in qarax khasaaro dhaliyey uu ka dhacay Xaafada Odweyne oo ka tirsan degmada deeyniile ee Gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa gaari,isla markaana uu ku qarxay xaafada,Odweyne ee degmada Deeyniile sida ay dadka xaafadaas inoo xaqiijiyeen.

- Advertisement -

Wararka hordhaca ah oo aan heleyno ayaa waxa ay sheegayan in uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay wallow weli wax faah afahin dheerad ah aan laga helin.

Gawaarida gurmadka deg dega ah iyo ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa Goobta gaaray,kuwaas oo gurmad u sameynaya dadkii ku waxyeeloobay qaraxaas.

Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts