HomeWararGuddiga Joogtada Aqalka Sare oo warbixin ka dhageysanaya gudigii ay u xilsaareen...

Guddiga Joogtada Aqalka Sare oo warbixin ka dhageysanaya gudigii ay u xilsaareen Khilaafka Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulan ku yeelanaya Xubnaha Guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya,kulankaas oo ay warbixin uga dhageysan doonaan Guddigii ay u xil sareen xallinta khilaafka ka dhex taagan Golaha Shacabka Soomaaliya. Gudigaan oo la magacaabay 19,kii Bishaan ayaa Maanta laga sugayaa Warbixin ku aadan halka ay mareyso xalinta qilaafka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulan ku yeelanaya Xubnaha Guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya,kulankaas oo ay warbixin uga dhageysan doonaan Guddigii ay u xil sareen xallinta khilaafka ka dhex taagan Golaha Shacabka Soomaaliya.

Gudigaan oo la magacaabay 19,kii Bishaan ayaa Maanta laga sugayaa Warbixin ku aadan halka ay mareyso xalinta qilaafka ka dhex jiro Golaha Shacabka,kaas oo ka dhashay mooshinka xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ay ka gudbiyeen gudoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

- Advertisement -

Senator ka tirsan Aqalka Sare ayaa Dalsan u sheegay in Maanta ay sugayaan Warbixinta Gudiga iyo halka ay u mareyso qorshihii loo Magacaabay ee xalinta ahaa,iyada oo uu weli taagan yahay,isla markaana uu sii xoogeystay khilaafkii u dhaxeeya Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Wixii kulankaas ka soo baxa kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts