HomeWararCiidamo ka wada tirsan dowladda oo ku dagaalamay Muqdisho

Ciidamo ka wada tirsan dowladda oo ku dagaalamay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka wada dagaalamay ayaa la sheegayaa inay yihiin kuwa ay tababarto dowladda Imaaraadka Carabta ee degan Isbitaalka Xoogga dalka iyo ciidan kale oo Militari ah. Iska hor imaadka ayaa wuxuu ka dhacay Nawaaxiga Isgoyska Tarabuunka illaa Warshada Caanaha, waxaana wararka ay sheegayaan inuu jiro waxyeelo kala duwan oo ka dhashay iska hor imaadkaasi. Dadka deegaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka wada dagaalamay ayaa la sheegayaa inay yihiin kuwa ay tababarto dowladda Imaaraadka Carabta ee degan Isbitaalka Xoogga dalka iyo ciidan kale oo Militari ah.

Iska hor imaadka ayaa wuxuu ka dhacay Nawaaxiga Isgoyska Tarabuunka illaa Warshada Caanaha, waxaana wararka ay sheegayaan inuu jiro waxyeelo kala duwan oo ka dhashay iska hor imaadkaasi.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa sheegaya inaysan garan karin illaa hadda sababta rasmiga ah ee ka dambeysay iska hor imaadkaan ciidamada ku dhexmaray Isgoyska Tarabuunka illaa Warshada caanaha.

Xaafadaha Tarabuunka si caadiyaan ah waxaa u degan ciidamo Militari ah oo hub ku dhex haysta xaafadahaasi, lamana oga illaa hadda waxa sababay iska hor imaadkaan ciidamada ka wada tirsan dowladda ku dhexmaray Magaalada Muqdisho.

Ciidanka NISA ee Koontaroolka ku leh Isgoyska Tarabuunka ayaa ku jira feejignaan iyo difaac, laakiin dhankooda qayb kama ahan dagaalka halkaasi ka dhacay.

- Advertisement -

Degmada Hodan, ayaa inta badan waxaa ka dhaca iska hor imaadyada u dhaxeeya ciidamada ka wada tirsan dowladda Federalka Somaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts