HomeWararDhageyso:-Gudoomiye Muudeey oo u yeeray Xildhibaanada Maqan si cod loogu qaado Mooshinka

Dhageyso:-Gudoomiye Muudeey oo u yeeray Xildhibaanada Maqan si cod loogu qaado Mooshinka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey oo Maanta Warabahinta kula hadlay Muqdisho ayaa u yeeray Xildhibaananda dalka dibadiisa ku maqan iyo kuwa fasaxa ku maqan in ay soo xaadiaran. Wuxuu sheegay Xildhibaanada Baarlamaanka in laga doonaayo illaalinta iyo midnimada Golaha Shacabka, maadaama Xildhibaanka uu yahay masuul qaran Waxa uu hadalkiisa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey oo Maanta Warabahinta kula hadlay Muqdisho ayaa u yeeray Xildhibaananda dalka dibadiisa ku maqan iyo kuwa fasaxa ku maqan in ay soo xaadiaran.

Wuxuu sheegay Xildhibaanada Baarlamaanka in laga doonaayo illaalinta iyo midnimada Golaha Shacabka, maadaama Xildhibaanka uu yahay masuul qaran

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in Xildhibaan walba ee fasaxa ku maqan uu ka qaaday isaga oo ah Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamanka ahna Gudoomiye ku xigeenka

“Waxaan u yeerayaa Xildhibaanada Baarlamaanka ee maqan, meel fog iyo meel soke kuwa joogaba si ay u gutaan waajibaadka Dastuuriga ah, qof kasta oo fasax lahaa waxaan ka qaaday fasixii uu lahaa aniga oo ah Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamanka ahna Gudoomiye ku xigeenka.” Ayuu yiri Gudoomiye Ku xigeenka Baarlamaanka.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya ayaa waxa ay soo gudbiyeen Mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Golaha Shacabka Somaliya, mooshinkaasi oo la qorsheynaayo in la horgeeyo Baarlamaanka dalka.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts