HomeWararDhageyso:-Maamulka G/Shabeellaha Hoose”Waxan ku raadjoognaa Saraakiil Sarsare oo ka tirsan Al-Shabaab”

Dhageyso:-Maamulka G/Shabeellaha Hoose”Waxan ku raadjoognaa Saraakiil Sarsare oo ka tirsan Al-Shabaab”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kadib howlgal xalay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Danab ay ka sameeyeen degmada Awdheegle kaas oo la sheegay in lagu soo qabtay Saraakiil ka tirsanaa Shabaab ayaa hadana waxa jira kuwa kale oo baadi goob lagu haayo. Masuuliyiinta Maamulka gobolkaas ayaa waxa ay sheegeen in weli howlgalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib howlgal xalay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Danab ay ka sameeyeen degmada Awdheegle kaas oo la sheegay in lagu soo qabtay Saraakiil ka tirsanaa Shabaab ayaa hadana waxa jira kuwa kale oo baadi goob lagu haayo.

Masuuliyiinta Maamulka gobolkaas ayaa waxa ay sheegeen in weli howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab uu ka socdo gobolkaas,ila markaana ay baadi goob ku hayaan Saraakiil Saresare.

- Advertisement -

Gudoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Shabeellaha Hoose Cabdifitaax Xaaji Cabdulle oo howlgalkii xalay kadib la hadlay Dalsan ayaa waxa uu sheegay in ay hayaan xogta Saraakiil kale,isla markaana uu socdo qorshihii lagu soo qaban lahaa.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga gudoomiye ku xigeenka oo dhameystiran.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts