HomeWararDhageyso:-Taliska Xoogga dalka G/Hiiraan oo ku dhawaaqay Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Dhageyso:-Taliska Xoogga dalka G/Hiiraan oo ku dhawaaqay Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kulan deg deg ah oo ay yeesheen masuuliyiinta maamulka gobolka hiiraan iyo taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee Gobolkaas ayaa waxa ay ku go’aamiyeen in la’isku furo degmooyinka ay go’doomiyeen Al-Shabaab. Taliyaha  Guutada 5aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo siwadajir ah kulanka uga hadlay ayaa waxa ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan deg deg ah oo ay yeesheen masuuliyiinta maamulka gobolka hiiraan iyo taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee Gobolkaas ayaa waxa ay ku go’aamiyeen in la’isku furo degmooyinka ay go’doomiyeen Al-Shabaab.

Taliyaha  Guutada 5aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo siwadajir ah kulanka uga hadlay ayaa waxa ay sheegeen in ay ka go’an tahay furitaanka Wadooyinka u xiran Al-Shabaab.

- Advertisement -

Taliyaha  Guutada 5aad ee ciidamada xoogga dalka Faarax Cali Waasuge ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka ay diyaar u yihiin in ay bilaabaan howlgalka lagu furayo wadooyinkaas,isla markaana Shacabka laga doonayo in ay ciidamada garab istaagaan.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sigaar ah u sheegay in dhammaan Wadooyinka gobolka Hiiraan dhammaan la’siku furi doono,waxa uuna sheegay in aysan aqbali doonin in Al-Shabaab ay wadooyinka u galaan masuuliyiintooda xiliyada ay Wadooyinka Gobolkaas ku socdaalayaan.

Degmooyin ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa haatan Go’doon u ah Al-Shabaab,iyada oo taasi ay sababtay in maciishada degmooyinka ay go’doomiyeen Shabaab ay noqotay mid qaali ah.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codadka Taliyaha  Guutada 5aad ee ciidamada xoogga iyo gudoomiyaha gobolka Hiiraan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts