HomeWararBaarlamaanka Soomaliya oo kulankooda Beri uga hadlaya heshiiskii Dekada Berbera

Baarlamaanka Soomaliya oo kulankooda Beri uga hadlaya heshiiskii Dekada Berbera

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kadib mudo ay fasax ku jireen mudanayaasha Baarlaamnka Soomaaliya ayaa Maalinta Berito oo Isniin ah waxa ay yeelan doonaan kulankooda Caadiga ah kaas oo ay uga hadli doonan labada Ajande. Ajendayasha Maalinta Berito ah ay uga hadli doonaan Mudanayasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa Warar an helnay waxa ay sheegayaan in ay noqon doonaan Wax ka badalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib mudo ay fasax ku jireen mudanayaasha Baarlaamnka Soomaaliya ayaa Maalinta Berito oo Isniin ah waxa ay yeelan doonaan kulankooda Caadiga ah kaas oo ay uga hadli doonan labada Ajande.

Ajendayasha Maalinta Berito ah ay uga hadli doonaan Mudanayasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa Warar an helnay waxa ay sheegayaan in ay noqon doonaan Wax ka badalka Xeer-hoosaadka Golaha iyo sidoo kale Heshiiskii Dekada Berbera ee Shirkadda DP World.

- Advertisement -

Kulanka Beri oo ah kulankii ugu horeeyay ee Kalfahdiga 3aad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Berito xildhibaanada lagu wargeliyay in ay soo xaadiraan waqtiga loogu talo galay,waxaana inta badan diirada lagu saari doonaa Heshiiskii Saddex geesoodka ahaa ee Dekada Berbera.

Kal-fadhiga 3aad ee Baarlaamanka Soomaaliya ayaa shalay waxaa furay Madaxweynaha Soomaaliya,waxana Xildhibaanada horyaalla Ajendayaal dhowr ah oo u baahan in ay meel mariyaan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts