HomeWararDhageyso:-Wasaaradda Amniga oo Warka soo saartay Xeritaanka Al-Shabaab ee Garoomada Kubadda Cagta

Dhageyso:-Wasaaradda Amniga oo Warka soo saartay Xeritaanka Al-Shabaab ee Garoomada Kubadda Cagta

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Kadib markii ay soo baxeyn Warar sheegayay in qaar ka mid ah Garoomadda Salaxa ee lagu Ciyaaro Kubadda Cagta ay ee ku yaalla qeybo ka mid ah muqdisho iyo dueledkeeda ay mamcuuceyn in lagu ciyaaro Al-Shabaab ayaa waxaa ka hadlay Wasaaradda Amniga Soomaaliya. Afhayeenka Wasaaradaas Cabdi Casiis Cali Ibraahim Xildhibaan oo Caawa sigaar ah ula […]

- Advertisement -

Kadib markii ay soo baxeyn Warar sheegayay in qaar ka mid ah Garoomadda Salaxa ee lagu Ciyaaro Kubadda Cagta ay ee ku yaalla qeybo ka mid ah muqdisho iyo dueledkeeda ay mamcuuceyn in lagu ciyaaro Al-Shabaab ayaa waxaa ka hadlay Wasaaradda Amniga Soomaaliya.

Afhayeenka Wasaaradaas Cabdi Casiis Cali Ibraahim Xildhibaan oo Caawa sigaar ah ula hadlay Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegay in aysan ogeyn xiligaan in Garoomada Kubada Cagta ee ku yaalla Muqdisho  oo ay xireyn Al-Shabaab.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in uu uga digayo Milkiilayaasha Garoomadaas in ay qaataan Amarka Al-Shabaab,oo uu sheegay in taasi lagu xuroobay sida uu hadalka u dhigay.

“Runtii anaga ma ogin Garoomada ay Al-Shabaab xireyn dhowr mar ayaan ka hadalnay,laakin shacabka soomaliyeed marhore ayay ka xuroobeyn Al-Shabaab warkaasna maahan mid jira suurtagalna maahan waayo dalka dowlad ayaa ka jirta garoomadeena weey furan yihiin waana lagu ciyaarayaa ayuu yiri Afhayeenka Wasaaradda Amniga”

Waxaa wax laga weeydiiyay sida ay ku damaanaad qaadayaan amniga hadii Milkiilayaasha Garoomada ay diidan ammarka Al-Shabaab iyo Su’aalo kale,waxa uuna sheegay in dowladda soomaaliya ay arrintaasi warka soo saari doonto.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories