HomeWararMaamulka Hir-Shabeelle oo siidaayay Ganacsato ay xireyn

Maamulka Hir-Shabeelle oo siidaayay Ganacsato ay xireyn

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka Caawa naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxa ay sheegaayan in Maamulkaas uu Caawa Ganacsato ku xirxiray Magaaladaas. Ganacsatada ayaa Maamulku waxa uu ku eedeyay in ay doonayeen in Al-Shaabab u geeyaan lacago Shabaabku u yaqaaanan Zakawaadka. Ganacsatadan oo u badan kuwa Bakhaarada ku leh Magaalada Jowhar,ayaa markii dambe waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Caawa naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxa ay sheegaayan in Maamulkaas uu Caawa Ganacsato ku xirxiray Magaaladaas.

Ganacsatada ayaa Maamulku waxa uu ku eedeyay in ay doonayeen in Al-Shaabab u geeyaan lacago Shabaabku u yaqaaanan Zakawaadka.

- Advertisement -

Ganacsatadan oo u badan kuwa Bakhaarada ku leh Magaalada Jowhar,ayaa markii dambe waxaa la sheegay in mudo kooban kadib lasiidaayay.

In kastoo Masuuliyiinta Maamulka Hir-Shabeelle iyo waliba taliska Booliska Jowhar aysan ka hadlin Xariga Ganacsatada ayaa hadana wariyayaasha waxa ay soo sheegayaan in Ganacsatadii lasiidaayay.

Horay ayaa Maamulka hir-Shabeelle waxa ay sidan oo kale mudo bil laga joogo u xirxireen Ganacsato ay sheegeen in ay Al-Shaabab kula soo shireen duleedka Magaalada Jowhar,xili ay soo galayeen Magaaladana ay xireyn wallow markii dambe lasiidaayay.

- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa Ganacsatada inta badan ka qaata lacago,iyaga oo ka maqan deegaannada,waxana dhawaan sidoo kale jirtay in degmada Balcad Ganacsatada ku sugan ay duleedka degmadaas Ganacsato kula shireyn.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts