HomeWararAgaasime Koofi oo kormeeray Xafiiska Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadaha ee degmada Guriceel

Agaasime Koofi oo kormeeray Xafiiska Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadaha ee degmada Guriceel

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyoJinsiyadda Soomaaliya Col. Maxamed Aadan Koofi ayaa kormeerey xaafiisyada hay’addu ku leedahey magaalada Guriceel, isaga oo halkaas kula kulmay shaqaalaha ka howlgala iyo qaar ka tirsan bulshada Guriceel Kormeerka oo uu agaasimaha ku wehlinayey madaxa howlaha hay’adda ayaa ujeedkiisu ahaa hubinta hab-sami u socodka howlaha hay’adda, wuxuuna saraakiisha kula dardaarmey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyoJinsiyadda Soomaaliya Col. Maxamed Aadan Koofi ayaa kormeerey xaafiisyada hay’addu ku leedahey magaalada Guriceel, isaga oo halkaas kula kulmay shaqaalaha ka howlgala iyo qaar ka tirsan bulshada Guriceel

Kormeerka oo uu agaasimaha ku wehlinayey madaxa howlaha hay’adda ayaa ujeedkiisu ahaa hubinta hab-sami u socodka howlaha hay’adda, wuxuuna saraakiisha kula dardaarmey in ay u guttaan waajibka Qaran si waafaqsan sharciyada dalka.

- Advertisement -

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya  ayaa ku guda jira kormeerka sanadlaha ah ee uu ku sameynayey xaafiisyada iyo howlaha hay’adda guud dhulka jamhuuriyadda Soomaaliya, wuxuuna hore u soo marey qeybo badan oo dalka ah.

Socdaalkan uu agaaasimaha ku marayo xafiisyada Hay’adda ee basaboorada laga bixiyo iyo xafiisyada Socdaal ee ku yaala Xaduudaha Dalka ayaa ujeedkisa waxa uu yahay kormeer lagu hubinayo habka ay shaqada uga socoto xafiisyada Hay’adda iyo in la dhageysto bulshada ku dhaqan meel kasta oo uu ku yaalo xafiis ka mid Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda si loo ogaado cabashadooda iyo talooyinka ay bixinayan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts