HomeWararAkhriso:-Wasaaradda Caafimadka oo amar ku soo rogtay Shaqaalaha Ajaanibta ee ka howlgalla...

Akhriso:-Wasaaradda Caafimadka oo amar ku soo rogtay Shaqaalaha Ajaanibta ee ka howlgalla Muqdisho

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wasaaradda Caafimadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku socda Shaqaalaha Ajaanibta ah ee ka howlgalla  Xarumaha Caafimaad ee ku yaalla Magaalada Muqdisho Aamarkaan ayaa lagu sheegay in uu yahay mid lagu hubinayo tayada Shaqaalaha Caafimad ee Ajaanibta ah kuwaas oo ka howlgalla Magaalada Muqdisho. Dhamman waxaa la amray in ay isdiiwaangeliyaan Shaqaalaha Caafimad ee […]

- Advertisement -

Wasaaradda Caafimadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku socda Shaqaalaha Ajaanibta ah ee ka howlgalla  Xarumaha Caafimaad ee ku yaalla Magaalada Muqdisho

Aamarkaan ayaa lagu sheegay in uu yahay mid lagu hubinayo tayada Shaqaalaha Caafimad ee Ajaanibta ah kuwaas oo ka howlgalla Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Dhamman waxaa la amray in ay isdiiwaangeliyaan Shaqaalaha Caafimad ee Ajaanibta ah ee Muqdisho ka holwgalla iyo kuwa hadda kadib doonaya in ay ka Shaqeeyaan.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada amarka ah ee ka soo baxay Wasaaradda Caafimadka Soomaaliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories