HomeWararFaah faahin:-Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Faah faahin:-Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Qaraxaan ayaa la sheegay in uu ahaa miinada nooga dhulka lagu aaso waxa uuna ka dhacay Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho. Dad Goobjoogayaal ah ayaa waxa ay Radio Dalsan u sheegeen in qaraxaan lala eegtay Gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan dowladda xili ay marayeen agagaarka Jaamacadda Gaheyr. Qaraxa kadib ayaa Ciidamadu waxa ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxaan ayaa la sheegay in uu ahaa miinada nooga dhulka lagu aaso waxa uuna ka dhacay Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho.

Dad Goobjoogayaal ah ayaa waxa ay Radio Dalsan u sheegeen in qaraxaan lala eegtay Gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan dowladda xili ay marayeen agagaarka Jaamacadda Gaheyr.

- Advertisement -

Qaraxa kadib ayaa Ciidamadu waxa ay rideen rasaas farabadan,waxaana sidoo kale la sheegay in qaraxaas oo uu ku aasnaa Goob uu qashin yaalay ay ku geeriyoodeen laba Ruux oo Shacab ahaa kuwaas oo Wadada marayay.

Xaalada Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa mudo kooban waxaa Hakad galay isu socodka dadka iyo Gaadiidka walow markii dambe ay sicaadi ah ku soo laabatay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts