HomeWararGuddoomiye Jawaari oo qaabilay guddoonada baarlamaanada Hirshabeele iyo Puntland

Guddoomiye Jawaari oo qaabilay guddoonada baarlamaanada Hirshabeele iyo Puntland

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

kulankan soo dhaweynta ah ayaa maanta guddoonka Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu Magaaladda Muqdisho ugu sameeyay wafdi uu hoggaaminayay guddoomiyaha Golaha wakiilada ee Puntland oo shalay soo gaaray Magaaladda Muqdisho. Waxaa kulankanii ka qeyb galay Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS iyo sidoo kale guddoomiyaasha baarlamaanada Maamul goboleedyada Galmudug […]

- Advertisement -

kulankan soo dhaweynta ah ayaa maanta guddoonka Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu Magaaladda Muqdisho ugu sameeyay wafdi uu hoggaaminayay guddoomiyaha Golaha wakiilada ee Puntland oo shalay soo gaaray Magaaladda Muqdisho.

Waxaa kulankanii ka qeyb galay Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS iyo sidoo kale guddoomiyaasha baarlamaanada Maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeele.`

- Advertisement -

guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan  Jawaari ayaa sheegay in ay muhiim tahay wada shaqeynta golaha shacabka ee JFS iyo golayaasha sharci dejinta ee Dowlad goboleedyda.

Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari wxuu kula dar daarmay in la joogteeyo wada shaqeynta islamarkaana laga wada shaqeeyo horumarinta shuruucda dalka.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories