HomeWararSawirro:-Wiil 13 jir ah oo ku geeriyooday Shil Caawa ka dhacay Xaafada...

Sawirro:-Wiil 13 jir ah oo ku geeriyooday Shil Caawa ka dhacay Xaafada Daaru Salaam

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Shilkaan gaari ee Caawa ka dhacay Xaafada Daaru Salaam ayaa waxaa la sheegay in uu geystay khasaaro naf iyo maal leh intaba. Gaari yar oo nooca raaxada ah ayaa Caawa ku dhacay Mooto bajaaj ku sugneyd Goob shidaalka lagu iibiyo uu ku taallo Xaafada Daaru Salaam,waxaana Goobjoogayaalay sheegeen in Wiil Da’iisa lagu qiyaasay 13 jir […]

- Advertisement -

Shilkaan gaari ee Caawa ka dhacay Xaafada Daaru Salaam ayaa waxaa la sheegay in uu geystay khasaaro naf iyo maal leh intaba.

Gaari yar oo nooca raaxada ah ayaa Caawa ku dhacay Mooto bajaaj ku sugneyd Goob shidaalka lagu iibiyo uu ku taallo Xaafada Daaru Salaam,waxaana Goobjoogayaalay sheegeen in Wiil Da’iisa lagu qiyaasay 13 jir uu shilkaas ku geeriyooday.

- Advertisement -

Gaariga nooca raaxada ah ayaa gebi ahaanba burburiyay Mootadii,iyada oo ay gurmad u fidiyeen dadku sugnaa Goobta uu shilka gaari ka dhacay oo aheyd laamiga Xaafada Daaru Salaam.

Ehelada Marxuumka ayaa Goobta ka qaaday medyka Wiilka yar,waxaana xaalada goobta ay iminka noqotay mid caadi ah oo sideedii hore ku soo laabatay.

Hoos Ka Daawo Sawirrada shilka.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories