HomeWararXulka Jubbaland oo ku guuleystay Tartanka Ciyaaraha Maamul goboleedyada

Xulka Jubbaland oo ku guuleystay Tartanka Ciyaaraha Maamul goboleedyada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xulka Kubadda Cagta Jubbaland ayaa Galabta ku guuleystay tartanka Maamul goboleedyada kaas oo Galabta lagu soo gaba gabeeyay Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Stadium. Tartankaan oo soo bilaawday 8,dii Bishaan December ayaa waxaa Galabta wada Ciyaaray Xulal kala metelayay Maamulada Puntland iyo Jubbaland,iyada oo Xulka Jubbaland 2-0  uga badiyeen Xulka Puntland. Xulka Jubbaland ayaa sanadkii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xulka Kubadda Cagta Jubbaland ayaa Galabta ku guuleystay tartanka Maamul goboleedyada kaas oo Galabta lagu soo gaba gabeeyay Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Stadium.

Tartankaan oo soo bilaawday 8,dii Bishaan December ayaa waxaa Galabta wada Ciyaaray Xulal kala metelayay Maamulada Puntland iyo Jubbaland,iyada oo Xulka Jubbaland 2-0  uga badiyeen Xulka Puntland.

- Advertisement -

Xulka Jubbaland ayaa sanadkii hore waxay isugu soo hareen Xulka Puntland balse ay Puntland guuleysatay balse Jubbaland ayaa ka’aarsatay oo Galabta koobkii sidaas ku qaaday.

Goordhow ayaa xulka Jubbaland la gudoonsiiyay koobka iyao abaalmarino kale ay heleen iyada iyo kooxihii kale ee tartanka ka qeyb galay.

Goordhow filo Sawirrada Ciyaartii Galabta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts