HomeWararSawirro:-Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo Muqdisho soo gaaray

Sawirro:-Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo Muqdisho soo gaaray

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa Maanta soo gaaray Wefdi ka socda Hay’adda Qaramada Midoobe u qaabilsan Qaxootiga ee UNCHR. Wefdiga ayaa waxaa hoggaaminaya Madaxa Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobe Filippo Grandi,waxana Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ku soo dhaweeyay masuuliyiin ay ka mid ahaayeen Wasiir dowlaha wasaaradda arimaha dibadda C/qaadir Axmed kheyr, wakiilka gaarka ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa Maanta soo gaaray Wefdi ka socda Hay’adda Qaramada Midoobe u qaabilsan Qaxootiga ee UNCHR.

Wefdiga ayaa waxaa hoggaaminaya Madaxa Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobe Filippo Grandi,waxana Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ku soo dhaweeyay masuuliyiin ay ka mid ahaayeen
Wasiir dowlaha wasaaradda arimaha dibadda C/qaadir Axmed kheyr, wakiilka gaarka ee qaramada midoobe u qaabilsan Soomaaliya Mechel Keating.

- Advertisement -

Wafdiga Maanta yimid Muqdisho ayaa sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa Maxamed Cabdi Afeey oo ah Ergeyga gaarka ee UNCHR u qaabilsan Geeska Afrika.

Wasiir dowlaha ayaa waxa uu sheegay in Filippo Grandi uu beri tagi doono Magaalada Kismaayo si uu u booqdo qaxootigii Soomaaliyeed ee ka soo barakacay Xeryaha qaxootiga Kenya.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts