HomeWararMaxaabiis uu ka mid yahay Wariye Boqorka Bartamaha oo soo gaaray Muqdisho

Maxaabiis uu ka mid yahay Wariye Boqorka Bartamaha oo soo gaaray Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magalada Muqdisho waxaa  timid diyaarad siday Maxaabiis Soomaaliyeed oo uu ka mid yahay Wariye Maxamed Aweys Muudeey oo loo yaqaano Boqorka Bartamaha,kaas oo mudo Afar Sano ah ku xirnaa mid ka mid ah Xabsiyada ku yaalla dalka Itoobiya balse dadaal ay sameysay dowladda Federaalka lagu soo daayay. Bahda Saxaafadda ayaa ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Muqdisho waxaa  timid diyaarad siday Maxaabiis Soomaaliyeed oo uu ka mid yahay Wariye Maxamed Aweys Muudeey oo loo yaqaano Boqorka Bartamaha,kaas oo mudo Afar Sano ah ku xirnaa mid ka mid ah Xabsiyada ku yaalla dalka Itoobiya balse dadaal ay sameysay dowladda Federaalka lagu soo daayay.

Bahda Saxaafadda ayaa ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho iyo ehelada Aweys Muudey oo si dareen farxad leh ugu soo dhaweeyay Garoonka.

- Advertisement -
Dhanka kale waxaa maanta Muqdisho soo gaaray qeybtii 2-aad maxaabiis ku xirnayd Jaziiradda Seychelles ,kuwaasi oo dhawaan xoriyadooda dib u heley, waxaana tiradooda ay gaareysaa ilaa 7-maxbuus.

Wariyaha oo Warbaahinta hadal kooban ku siiyay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in dalkiisa hooyo uu yimaado isaga oo nabadqaba,waxaana uu u mahadceliyay dadkii ka qeyb qaatay siideyntiisa.

22 kii Bishii July ee Sanadkaan ayaa sidoo kale dalka Itoobiya waxaa laga keenay 114 Maxbuus oo Soomaali ah kuwaas oo lagu soo daayay dadaal ay sameysay dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale 12, Bishan December ayaa waxaa Muqdisho la keenay 7 ka mid ah Maxaabiis Soomaaliyed oo laga keenay Jaziiradda Seychelles.kaidb dadaal ay sameysay Xukuumadda Soomaaliya.

- Advertisement -

Goordhow la socda Codka Boqorka Bartamaha.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts