HomeWararSawirro:-Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka hadlay Go’aankii Trump ee Magaalada Quddus

Sawirro:-Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka hadlay Go’aankii Trump ee Magaalada Quddus

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Mudanayaasha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxa ay kulnkoodii Caadiga ahaa ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. kulanka maanta waxaa shir guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sh.Cismaan Jawaari,iyada oo xildhibaanada kulankaas soo Xaadiray ay tiradoodu gaareysaa 159 Mudane. Waxaa ugu horeyn golaha uu ka hadlay go’aankii Madaxweynaha Mareykanka Donald […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mudanayaasha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxa ay kulnkoodii Caadiga ahaa ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

kulanka maanta waxaa shir guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sh.Cismaan Jawaari,iyada oo xildhibaanada kulankaas soo Xaadiray ay tiradoodu gaareysaa 159 Mudane.

- Advertisement -

Waxaa ugu horeyn golaha uu ka hadlay go’aankii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu magaaladda jerusalem ugu aqoonsaday caasimada Isra’iil ,waxaana gudoomiyaha golaha shacabka uu sheegay in go’aanka dowlada mareykanka uu halis ku yahay dadaalada nabada ee mareykanka uu ka waday falastiin iyo Isra’iil  iyo guud ahaan amaanka Gobolka ,isagoo sheegay in golaha shacabka uu arintaas qaraar  kasoo saari doono.

Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Mahad c/lla Cawad ayaa soo jeediyay in arintaas qaraar laga dhigo Xildhibaanada arimahaasi aadka u yaqaanana looga baahanyahay in gudiga arimaha dibada arimahaasi kala shaqeeyaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts