HomeWararSawirro:-Qorshaha 5-Sano ee soo socota Gudiga Madaxa banaan ee doorshooyinka Qaran oo...

Sawirro:-Qorshaha 5-Sano ee soo socota Gudiga Madaxa banaan ee doorshooyinka Qaran oo la soo bandhigay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Munaasabad ujeedkeedu yahay Daah-furka Qorshaha Istaraatiijiyada Shanta Sano soo aadan ee Gudiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Isniintii maanta lagu soo bandhigay Xarun ku taalo Garoonka Diyaaraha Aadan Cadde ee Muqdisho. Hogaanka Xisbiyada Siyaasadeed ee Dalka Siyaasiyiin Xubno katirsan Baarlamaanka Federalka iyo Golaha Wasiirada iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galaya Munaasabadaasi. Madasha ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Munaasabad ujeedkeedu yahay Daah-furka Qorshaha Istaraatiijiyada Shanta Sano soo aadan ee Gudiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Isniintii maanta lagu soo bandhigay Xarun ku taalo Garoonka Diyaaraha Aadan Cadde ee Muqdisho.

Hogaanka Xisbiyada Siyaasadeed ee Dalka Siyaasiyiin Xubno katirsan Baarlamaanka Federalka iyo Golaha Wasiirada iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galaya Munaasabadaasi.

- Advertisement -

Madasha ayaa lagu soo bandhigaya Keyd-Xogeedka Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaran Istaraatijiyada 5-Sano ee soo aadan.

Gudoomiyaha Gudigaas Xaliimo Yareey ayaa madasha kusoo bandhigeysa Qorsha howleedka ay soo diyaariyeen.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa gaba gabada Munaasabadaas madash ka jeedin doona ahmiyada Xukuumada ee fulinta qorshaha doorashooyinka.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirrada Munaasabada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts