HomeWararDEG DEG:-Wariye ku geeriyooday qarax loogu xiray Gaarigiisa Muqdisho

DEG DEG:-Wariye ku geeriyooday qarax loogu xiray Gaarigiisa Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gabaldhicii Maanta ayaa waxa uu qarax Gaari ka dhacay mid ka mid ah Xaafadaha degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir qaraxaas oo la sheegayo in uu ku geeriyooday mid ka mid ah Wariyayaasha Muqdisho. Qaraxaan ayaa ka dhacay Xaafada lagu Magacaabo Kawaanka Malaayga ee degmada Wadajir,waxaana la sheegay in uu watay Gaariga qarxay Wariye ka tirsanaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gabaldhicii Maanta ayaa waxa uu qarax Gaari ka dhacay mid ka mid ah Xaafadaha degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir qaraxaas oo la sheegayo in uu ku geeriyooday mid ka mid ah Wariyayaasha Muqdisho.

Qaraxaan ayaa ka dhacay Xaafada lagu Magacaabo Kawaanka Malaayga ee degmada Wadajir,waxaana la sheegay in uu watay Gaariga qarxay Wariye ka tirsanaa Tv-ga Kalsan Xarunta Muqdisho oo lagu Magacaabi jiray Maxamed Ibaarhim.

- Advertisement -

Qaraxaan ayaa waxa siweyn looga maqlay inta badan Xaafadaha degmada Wadajir,iyada oo Warar kala duwn ay ka soo baxayaan qaraxaas.

Wariyahaan ayaa ka mid ahaa Wariyayaasha Tv-ga Kalsan gaar ahaan War Akhriyaasha Tv-gaas,balse lama sheegin cid kale oo qaraxaas wax ku noqotay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts