HomeWararSawirro:-Ra'iisul Wasaare Kheyre oo Caawa kulamo la leh Madaxda K/Galbeed

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Caawa kulamo la leh Madaxda K/Galbeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Soomaaliya oo Maanta gaaray Magaalada Baydhabo ayaa Caawa Sinabad ah ugu hoyanaya Magaalada Baydhabo. Soo dhaweyn kadib Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa Caawa lagu soo warinayaa in uu kulamo Baydhabo kula qaadanayo Madaxda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Inta uu ku sugan yahay mudane Kheyre Baydhaba ayaa waxaa uu kulano la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Soomaaliya oo Maanta gaaray Magaalada Baydhabo ayaa Caawa Sinabad ah ugu hoyanaya Magaalada Baydhabo.

Soo dhaweyn kadib Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa Caawa lagu soo warinayaa in uu kulamo Baydhabo kula qaadanayo Madaxda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

- Advertisement -

Inta uu ku sugan yahay mudane Kheyre Baydhaba ayaa waxaa uu kulano la qaadan doonaa Madaxda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa booqan doona Xarumaha Maamulka Koonfur Galbeed uu ku Shaqeeyo iyo sidoo kale Saldhigyo ay ku sugan yihiin Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Warar kale oo soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in ay macquul tahay in Beri Golaha Wasiirada Soomaaliya lagu qabto Magaalada Baydhaba silamid ah Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts