HomeWararAl-Shabaab oo la sheegay in ay Caawa buux dhaafiyeen tuulooyin ka tirsan...

Al-Shabaab oo la sheegay in ay Caawa buux dhaafiyeen tuulooyin ka tirsan G/Hiiraan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka  Radio Dalsan  Gobolka Hiiraan Caawa ka soo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in tuulooyin hoostaga degmada Matabaan lagu arkay Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab. Darla ku nool tuulooyin hoostaga Degmada Matabaan ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Ciidamo ka tirsan Shabaab lagu arkay tuulada Madhooyo oo 25km u horta degmada Matabaan kuwaas oo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka  Radio Dalsan  Gobolka Hiiraan Caawa ka soo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in tuulooyin hoostaga degmada Matabaan lagu arkay Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab.

Darla ku nool tuulooyin hoostaga Degmada Matabaan ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Ciidamo ka tirsan Shabaab lagu arkay tuulada Madhooyo oo 25km u horta degmada Matabaan kuwaas oo ay sheegeen in qaarkood ay wadaan Gaadiidka dagaalka.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Ahlusuna Waljamaaca oo Gacanta ku haya degmada Matabaan ayaa waxa ay sheegeen in Ciidamadaab Al-Shabaab ay yihiin kuwo ka soo cararay cabsi ay ka qabeen in ay duqeeyaan Diyaaradaha Mareykanka.

Caawa ayaa waxaa laga dareemayaa tuuloyinka hoostaga degmada Matabaan dhaq dhaqaaqyada ay wadaan Ciidamada Al-Shabaab oo la sheegay in ay aad u hubeysan yihiin.

Saraakiisha Ahlusuna ee degmada Matabaan faah faahin dheeraad ah kama sii bixin Ciidamadaan Shabaab ee soo gaaray tuulooyin hoostaga degmadaas, iyo qorshaha ay ka damacsan yihiin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts